Home / Somali News / Dhageyso: Shacabka iyo Maamulka Gobolka Gedo oo taageeray go’aanka ay Xukuumada Soomaaliya ka qaadatay Qalbi Dhagax.

Dhageyso: Shacabka iyo Maamulka Gobolka Gedo oo taageeray go’aanka ay Xukuumada Soomaaliya ka qaadatay Qalbi Dhagax.

Maamulka Gobolka Gedo, Maamulka Degmada Baardheere, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay Xukuumada Soomaaliya.

Waxa ay sheegeen in Xukuumada ay qaadatay go’aan muhiim u ahaa shacabka Soomaaliyeed.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in Qalbi Dhagax uu ahaa shaqsi dhibaato ku haayay dadkiisa isla markaana ay wanaagsan tahay in la iska qabto.

Sidoo kale Xildhibaanada labada golle iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayay ugu baaqay in ay Xukuumada ku taageeraan go’aanka ay qaadatay.

Check Also

AKHRISO: Xildhibaan Fiqi oo u dhameeyey dowlad goboleedyada taageeray xulufada Sacuudiga

Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyey in Madaxda Maamul …