Home / Somali News / Degmada Buurhakaba Oo Markii Ugu Horeysay Yeelaneysa Garoon Diyaaradeed.

Degmada Buurhakaba Oo Markii Ugu Horeysay Yeelaneysa Garoon Diyaaradeed.

Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa laga dhagax dhigay Garoon Diyaaradeed oo degmadaasi yeelaneyso markii ugu horeysay..

Garoonkaan ayaa waxaa waxa uu noqon doonaa mid ay isticmaali doonaan Bulshada ku nool deegaanada Koonfur Galbeed iyo cidkasta oo dooneysa in ay isticmaasho.

Bulshada kala duwan ee Buurhakaba ayaa aad u soo dhweeyay talaabadaan waxa ayna sheegeen in ay ku faraxsan yihiin dhisida Garoonka diyaaradaha degamda Buurhakaba oo hada dhismihiisa uu bilaawday.

Check Also

Golaha Ammaanka oo loo gudbiyay qaraar ka dhan ah go’aankii Trump ee Qudus

Qaraar qabyo ah ayaa loo gudbiyay xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kaasi oo ku …