Home / Somali News

Somali News

Somali News Updated Hourly

Dhageyso: Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maamulka iyo Maareynta oo sheegay arin farxad gelisay shacabka Muqdisho

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maamulka iyo Maareynta maamulka Gobolka Banaadir Maluuka C/qaadir Dheere ayaa sheegtay degmooyinka qaar in ay soo gudbiyeen cabashooyin ku aadan in wax laga qabto wadooyinka ay biyaha fariistaan xilliyada Roobka. Waxay sheegtay Guddoomiye Maluuka in dadaalo badan ay geliyeen bilooyinkii ugu dambeeyay wadooyinka biyaha ay fariistaan …

Read More »

Dhageyso: Dowladda Mareykanka oo $575M siineysa Soomaaliya

Wakaaladda Maraykanka ee Horumarinta Caalamiga USAID ayaa ku dhawaaqday $ 575 Milyan oo dheeraad ah oo gargaar ah in ay siineyso dalalka Yemen, Koonfurta Suudaan, Nigeria iyo Soomaaliya oo Abaaro ay ka jiraan. Waxay sheegtay Khamiistii ujeedada lacagtan ay u bixineyso in ay tahay sidii ay u caawin laheyd malaayiin …

Read More »

Doorashada dalka Kenya oo dib loo dhigay

Waxaa dib loo dhigay doorashada dalka Kenya oo hadda la qaban doono 26-ka bisha soo socota ee Octobar. Waxayna gudiga doorashooyinka Kenya doonayaan in wax laga badalo howlaha doorashada. Doorashada Kenya ayaa awal loo qorsheeyey in la qabto 17-ka Octobar. Madaxweyne Uhuru Kenyata ayaa maxkamada saree e dalka ku eedeeyey …

Read More »