Home / Documentry

Documentry

Every Documentry

Daawo Sawir Wiilkan Baarinimadiisa: Sawir si weyn u qabsaday baraha bulshada oo laga soo qaaday masaakiintii lagu gumaaday Rohingya

Waxaa baraha bulshada saacadihii ugu dambeeyey si weyn u qabsaday sawir dad badan khiiro ku abuuray oo laga soo qaaday Qaxootiga qowmiyada muslimiinta Rohingya ee soo gaaray dalka Bangaladesh. Sawirka ayaa muujinaya wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah qaxootiga halkaas yimid kaasoo labadiisa waalid oo da’ ah ku soo …

Read More »

Daawo Muuqaal: Madaxweynaha Maamulka Somalida Itoobiya oo Sii Huriyay Arinta Qalbi Dhagax.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Wareysi uu bixiyay waxa uu kaga hadlay Xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay Sargaalka katirsanaa Jabhada ONLF ee lagu Wareejiyay dowlada Itoobiya. Waxa uu sheegay Madaxweynaha dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya in C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax uu yahay muwaadin kasoo jeeda Deegaanka …

Read More »