Home / 2017 / September

Monthly Archives: September 2017

Dhageyso: Koonfur galbeed oo ku eedeysay Dowladda dhexe isku dirka xildhibaannada maamulkaasi

Maamulka K/galbeed ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iney waddo qorshe ay isugu direyso xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Wasiirka Dastuurka ee maamulkaasi, C/laahi Sheekh Xasan ayaa sheegay iney jiraan xildhibaanno ka tirsan K/galbeed oo Villa Soomaaliya kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha, lana qorsheynayo in la rido maamulkooda …

Read More »

Dhageyso Wareysi: Xildhibaanada Galmudug oo ku eedeeyay xildhibaanadii federaalka ee tagay Cadaado hurinta khilaafka madaxda Galmudug

Dhawaan ayay ahayd markii ay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug waxaa tegay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya si ay xal uga gaaraanb khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda Maamulka Galmudug oo weli ka taagan Cadaado. Xildhibaanada Federaalka ayaa mudo kadib waxa ay soo saareen War-Saxaafadeed ay ku sheegeen …

Read More »

Imaaraadka oo ka hadlay doorka Qaramada Midoobey iyo midowga Afrika ka qaataan soo-celinta nabadda Soomaaliya

Xoghayaha 3-aad ee Ergadda Imaaraadka u joogta magaalladda Geneva, Axmed Al-jarwaan ayaa sheegay inay QM iyo Midowga Afrika taageero ka geysanayaan sidii Somalia loogu soo dabaali lahaa Ammaan iyo Deganaansho. Mas’uulkaasi waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shirweynihii 36-aad ee Golaha Xuquuqda Aadanaha ku yeesheen Xaruntooda Dhexe oo ku taalla magaalladda …

Read More »

UPDATE: Four SNA officers killed in Somalia attack

MOGADISHU – Somali-based group of Al Shabaab has claimed to have killed four senior military officials during Friday’s attack on army base in Barire town, some 50km southwest of Mogadishu. Friday’s gun-and-bomb attack killed 23 Somali military soldiers and injured dozens, including women at the base, according to an online …

Read More »

Qatar hails measures by Somalia on human rights

Qatar has praised the peaceful transition of power in Somalia after the presidential elections held in February 2017, expressing hope that such a transition would be a forward step towards stabilising Somalia, providing security, sustainable development and achieving national reconciliation in addition to tackling many challenges and difficulties it faces, …

Read More »